Dhamaadkii qeybtii hore ee ciyaarta ayaa Faransiiska waxay heleen gool, kaasoo ahaa rigoore uu dhaliyay Greizmann, waxaana uu ahaa qalad uu galay Schweniestiger, markii kubad koorna la soo qaaday uu gacan ku taabtay.
Qeybta hore ayaa ku dhamaatay 1-0 oo ay ku hogaaminayeen Faransiiska, balse qeybta labaad markii la isku soo laabtay ayaa labada kooxood waxay bilaabeen dar dartooda.
Jarmalka ayaa mar walba isku dayay inay dhaliyaan goolkii bar baraha, laakiin wax walba waxay is bedeleen markii gool labaad uu dhaliyay ciyaaryahan Griezmann, markii uu ka faa’ideystay goolhaye Neuer oo kubada soo bixiyay, isla markaana kubadi oo cidle ugu timid uu shabaqa ku hubsaday, iyadoo goolka uu ka soo durugsanaa goolhayaha Jarmalka.
Faransiiska ayaa ahaa kuwo difaacadooda aad u adkaa, marka la bar bar dhigo kulamadii hore oo difaacooda la dhaliilayay, waxaase muuqatay in guushooda caawa ka gaareen Jarmalka inay carada u hiilisay, isla markaana fursadihii ay heleen ka faa’ideysteen.
Si kastaba ha ahaatee Faransiiska ayaa Finalka waxay ku aadeen xulka Portugal oo xalay 2-0 uga badiyay xulka Wales, waxaana ciyaarta Finalka ay Axada soo socota oo taariikhda tahay 10-July ka dhaceysa garoonka Paris.
QARAX XOOGAN OO KA DHACAY MAGAALADA MARKA G/SH/ HOOSE.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay Qaraxyo siyaabo kala duwan uga dhacay Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose.
Ugu yaraan 3 Ruux ayaa ku dhimatay, 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Qaraxyo is-xig-xigay gelinkii dambe ee Shalay lagu weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Somaaliya kuwaasi oo ku sugnaa Xaafado ka tirsan Magaaladaasi.
Qaraxyadan oo ahaa dhamaantood bambaanooyinka nuuca gacanta laga tuuro ayaa Koox hubeysan waxey ku beegsadeen Xoogaga Dowladda Soomaaliya.
Dhinaca kale, Ciidamada Militariga Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bandow saaray Magaalada Marka waxaana Shalay ilaa iyo Saaka hakad ku jira isku socodka Gaadiidka iyo Ganacsigii ka jiray Magaaladaasi.
“Shalay ilaa iyo Saaka waxaaa Magaalada saaran bandhow, waxaana tagay Suuqa Magaalada mana jiraan wax ganacsi ah oo halkaasi ka jira” sidaasi waxaa yiri mid ka mid ah Dadka Degaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle.
Qaraxyo iyo Weeraro kale oo dhabo gal ah ayaa inta badan Degaano ka tirsan Gobolka Sh.Hoose waxaa lagu beegsadaan Xoogaga Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.
Image copyrightAPImage captionBoolis lagu weerraray magaalada Dallas ee dalka Mareykanka
Warbaahinta Mareykanka ayaa waxa ay ku warramaysaa in ugu yaraan 4 askari oo boolis ah lagu toogtay dibadbax loogaga soo horjeedo dhibaatada booliska oo ka dhacay magaalada Dallas, ee gobolka Texas ee waddanka Mareykanka.
Tobanaan rasaas ah ayaa la maqlayay, halka boolisku ay ku daba jiraan dad laga shakisan yahay.
Dibadbaxyo looga soo horjeedo dilalka toogashada ah ee maalmihii la soo dhaafay ay magaalooyinka Minnesota iyo Louisiana ay boolisku ku dileen laba nin oo madow ah ayaa waxaa lagu qabtay dhowr magaalo oo Mareykanka ku yaal.
Madaxweyne Obama ayaa sheegay in tooshada aan loo meeldayin ay walwal ku keeni karto dhammaan dadka Mareykanka.
Waxa uu sheegay in uu eex ka jiro hannaanka garsoorka ciqaabta taasi oo ay tahay buu yiri in xididada loo siibaa.
Image copyrightREUTERSImage captionAMISOM ma hesho dhaqaalihii ay u baratay
Midowga Afrika ayaa rajaynaya in ay dib uga qabsadaan Al Shabab meelaha ay haysataan ee Soomaaliya oo dhan wixii loo gaaro 2018, waxayna markaa kaddib bilaabi doonaan in ay askartooda la baxaan, ayadoo booskoodana ay ku wareegi doonaan millateriga Soomaaliya.
Hawshaas ay midowga Afrika askartooda kula baxayaan ayaa lagu wadaa in ay soo gabagabowdo 2020.
Taasi dabcan waa aragti uun ayuu leeyahay Tomi Oladipo oo ah wariyaha arrimaha ammaanka ee Afrika.
Wuxuu intaas ku daray in marka xaqiiqda jirta loo soo laabto AMISOM ay ragaadiyeen mashaakil ku saabsan qaab dhismeedka iyo loojiistikada.
Dalalka Afrikaanka ah ee ciidamaada soo diray ayaa ku hanjabaya in ay hawlgalka ka bixi doonaan maadaama ay sheegeen in beesha caalamku aysan siinayn taageeradii loo baahnaa.
Midowga Yurub ayaa hoos u dhigay dhaqaalihii uu hawlgalka ku bixin jiray, BBCd-duna waxay dhawaan ogaatay in AMISOM askartooda aan muddo bilo ah lacag la siin.
Sidaas oo ay tahayna Al Shabaab oo cadawgooda ah, weli waxay gacanta ku hayaan gobollada qaarkood, waxayna weli wadaan ol'ole borobogaando ah oo ay ku qoranayaan dagaallamayaal iyo taageerayaal.
Sidaa darteed, ayadoo hawlgalkaas ay dalalka kala duwan ku jiraan uu culays ku yahay Midowga Afrika, ayey hadana ogyihiin in loo baahan yahay in la dhamaystiro hawlgalka si loo dhawro deganaanshaha geeska Afrika.
Ciidanka AMISOM ayaa Muqdisho la geeyay sanadkii 2007, si ay dowladdii xilligaasi uga difaacaan weerarrada Al-Shabaab.
If successful, Juno will then spend the better part of the next eighteen months sensing what lies beneath the planet's thick clouds.
The 35-minute orbit insertion burn - timed to to start at 03:18 GMT (04:18 BST) on Tuesday - is sure to jangle the nerves of everyone here in mission control at the Jet Propulsion Laboratory (JPL) in California.
If the engine fails to fire at the right time or for an insufficient period, this $1.1bn (£800m) venture will simply fly straight past Jupiter and into the oblivion of deep space.
Juno will not have its main dish pointed at Earth during the braking procedure, so the mission team will have to follow events via a series of simple tones sent back through the probe's low-gain antenna.
Image captionFor scale: No solar-powered spacecraft has worked so far from the Sun, hence its huge panels
Assuming everything goes to plan, Juno's mission is to look down on the giant world to work out what it is made from and how it is put together.
We should finally discover whether it has a solid core or if its gas merely compresses to an ever denser state all the way to the centre.
We should also gain new insights on the famous Great Red Spot - the colossal storm that has raged on Jupiter for hundreds of years. Juno will tell us how deep its roots go.
Media captionScott Bolton: "Absolutely you can have rain on Jupiter"
The principal investigator is Scott Bolton from the Southwest Research Institute in Texas.
He says he cannot wait to get started, but he is also wary of flying so close to the biggest planet in the Solar System.
"Everything about Jupiter is extreme; it's a planet on steroids," he told BBC News.
"Everything about it is 'the most'. So, it has the harshest radiation of any planetary environment in the entire Solar System; it has the strongest magnetic field; it's spinning around incredibly fast.
"We have to deal with this environment, and the spacecraft is literally an armoured tank."
Jupiter is 11 times wider than Earth and 300 times more massive
It takes 12 Earth years to orbit the Sun; a 'day' is 10 hours long
In composition it resembles a star; it's mostly hydrogen and helium
Under pressure, the hydrogen becomes an electrically conducting fluid
Most of the visible cloudtops contain ammonia and hydrogen sulphide
Jupiter's 'stripes' are created by strong east-west winds
The Great Red Spot is a giant storm vortex twice as wide as Earth
The radiation is a consequence of Jupiter's mighty magnetic field, which whips particles to near light-speed.
Experts have designed Juno's orbit such that it avoids dipping into the most hazardous regions that surround the planet.
Engineers have also put sensitive electronics for the probe's instruments and control systems inside a thick-walled titanium box.
Even so, some equipment, such as the visible camera, is expected to fail before a formal end to the mission is called in early 2018.
JPL engineer Heidi Becker said the success of Juno was going to depend absolutely on the protection it receives from its "suit of armour".
"[Without it], Juno would be experiencing a radiation dose of over 20 million rads, which is like a human undergoing 100 million dental X-rays in a little over a year," she explained.
But it is only by getting in close to Jupiter - a little under 5,000km above the cloudtops on occasions - that Juno can acquire the data it seeks.
The satellite is equipped with nine instruments designed to study Jupiter's spectacular auroras and to look through the planet's many obscuring layers.
A key quest is to determine the abundance of water in the atmosphere - an indicator of how much oxygen was present in Jupiter's region of the Solar System when it formed, and perhaps a tell-tale of any migration it may have made from its original formation location.
Image copyrightNASA/ESA/J.NICHOLSImage captionIn recent weeks, the Hubble telescope has imaged Jupiter's powerful auroras
The uncertainty over the presence of a solid core should be resolved with the aid of very precise gravity measurements.
Scientists have models for how they think the centre of Jupiter behaves, but there is no way they can test the physics in an Earth lab.
"The atmospheric pressure at Earth is about one bar; at the centre of Jupiter it is 80 million bar," explained mission team-member Fran Bagenal from the University of Colorado. "That's like a thousand elephants, one on top of the other, with the bottom elephant standing on a stiletto."
The orbit insertion burn on Tuesday will put Juno in a large ellipse around the planet that takes just over 53 days to complete. A second burn in mid-October will tighten the orbit to just 14 days. It is then that the science can really start.
Nasa plans to run the mission through to February 2018.
Juno will be commanded to end operations by ditching itself in the atmosphere of the planet.
This ensures there is no possibility of the probe crashing into and contaminating Jupiter's large moons, at least one of which, Europa, is considered to have the potential to host microbial life
waxaa maanta oo isniin soo gebogebooyay dejinta suaalaha iyo jawaabaha loogu talo galay in ay ku tartamaan school-da ka hawl gala M.Muqdisho, diyaarinta suaalaha iyo jawaabaha waxaa isku xilsaaray Dugsiga hoose dhexe & sare ee Al-Afraaj.
Dugsiga Al-Afraaj ayaa ah iskuul ka hawl gala magaalada Muqdisho oo looga bartay soo saarista arday leh Akhlaaq suuban & Aqoon heerkeeda sareeyo.
July 2 (Somalisime.blogspot.com)— Maxkamad magaalada Tromsø ee waqooyiga Norway ayaa cafisay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Malik Yusuf, kaasoo muddo 16-sano ka hor dil u geystay muwaadin kale oo Soomaali ahaa.
Kiiska dacwadan oo aan la furin tan iyo sanadkii 2002-dii ayaa dib uga bilowday magaaladan Tromsø ee ugu weyn woqooyiga dalka Norwey Talaadadii la soo dhaafay, taasoo socotay muddo afar maalmood ah, kadib markii uu racfaan ka qaatay Malik xilligaas kana baxsaday Norway oo ay baaris iyo dabagal ku hayeen halkii uu u baxsaday.
Malik Yusuf ayaa bishii November sanadkii 2001-dii ku dilay magaalada Storslett ee Gobolka Nordreise ee dalka Norway muwaadin kale oo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ali Mohamed, kadib markii uu saddex jeer Mindi ka geliyey Dhabarka dhaawicii gaarayna u geeriyooday.
Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda ayaa dhagestay Dacwad-oogaha dowladda Norway iyo Qareenka difaacayay Wiilkaan dilka geystay oo la sheegay in khilaafkoodu marka hore ka bilowday arrimo ku saabsan qabaa’ilka.
Xeer ilaalinta maxkamadda Tromsø ayaa ku dhawaaqday Go’aankii ugu dambeeyey ee kiiska dacwaddan, iyadoo la cafiyey Malik kadib markii uu qareenkiisa ku dooday inuu isdifaacayay balse maxkamaddu waxa ay shaacisay in aysan kala saari karin in ninkaasi uu si ula kac ah u dilay iyo inuu isdifaacayay, sidaas darteedna ay maxkamaddu qaadatay go’aankaas.
Malik ayaa u baxsaday dalka Ingiriiska, kadib markii uu dilkaasi geystay, isagoo magangelyo ka helay hase yeeshee bishii Febraayo ee sanadkan 2016-ka ayaa Booliska caalamiga ah ee Interpol u soo gacan geliyeen dowladda Norway, kadib markii fara dambiyeed laga helay isagoo ku sugan dalka UK.
Ka qeybgaleyaasha dhageysiga dacwaddan loo heysto Malik ayaa filayay inuu wajahi doono xukun dhan 7-sano ama ka badan, inkastoo ay maxkamaddu qaadatay Go’aan ka duwan natiijadii ay sugayeen, waxaana arrintaan si weyn diiradda u saarayay Tv-yada iyo wargeysyda waa weyn ee dalkani Norway.
Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan, Libaan Cabdi Burusoow oo u waramay Idaacadda Shabelle ayaa waxuu faah faahin ka bixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee la xiriira Kiisaska cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaabacay Degamada iyo Degaanada kale ee ku teedsan.
Ku xigeenka Maamulka Degmada Buulo-burde ayaa waxuu shaaciyay in Cudurkaasi saacadihii la soo dhaafay ay u geeriyoodeen 20 Ruux oo u badnaa Caruur, islamarkaana uu soo ritay tobanaan kale.
Libaan Cabdi Burusoow ayaa sidoo kale waxuu xusay in Dadka la il-daran cudurkan haatan lagu dabiibayo Xarumaha Caafimaad eek u yaalla Degmada Buuli-burde, inkastoo uu ka deyriyay adeegyada caafimaad ee halkaasi laga heli karo.
Dhawaan ayee aheyd markii Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay lagu sheegay in Cudurka Shuban Biyoodka uu ka dilaacay Degaano iyo Degmooyin hoostaga Koonfurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya .