Saturday, July 2, 2016

suaalo iyo jawaabo



Tebinta Tartanka: Radio Maanta
Diyaarinta Suaalaha: Al-Afraaj School
Tartanka bisha Barakeysan Ramadaan Maalinta 24aad
1) Diini
S.1= Waxaad sheegtaa labadii nabi ee hooyadood loogu magacdaray?
J=Waxa ay ahaayeen nabi ciise iyo nabi yoonis. oo waxaa lagu kala magacaawi jiray ciisaa ibnu maryama iyo yoonis bin mataan
S.2= Waxaad sheegtaa inta maalin ee rasuulka daaif uu joogay?
J=waxa uu joogay 10 maalmood
2) Biology
S.1=  sheeg qeebaha balaastiidhis?
J= waa a) kalooro balaastis b) karoomo balaastis     c) liyookoo balaastiis
S.2= sheeg qeebaha nudayaasha ee dhirta?
J= waa a) meristeneetik tiishuu b) bermenati tiishuu
3) AqoonGuud
S.1= Su’aal Sheeg seddex ( 3) Magaalo oo ku kala yaala Africa, Asia, America oo haddii la-micneeyo ay isku Micno yihiin?
J=  Waxay kala yihiin. New York, Addis Ababa, iyo New Delhi. Micnahooduna waa ubixii cusbaa.
S.2= Su’aal Sheeg meesha uu ku yaal madxafka ugu weyn dunida?                        
 J= Wuxuu ku yaalaa alexandaria Egypt (Masar)
4) Physics
S.1= sheeg halbeegga loo yaqaano Mole goorma ayaa lala qabsaday in la isticmaalay?
J= waxaa lala qabsaday 1971kii.
S.2= sheeg halbeegga loo yaqaano Kelvin goorma ayaa lala qabsaday in la isticmaalay?
J= waxaa lala qabsaday 1967kii.
Af-Soomaali
S.1= yaatiriyay baraan burkaan soosocdo?
·  Hooyooy ii soo dhawoow dhegtana iga maqal
·  Dhawaaqeeygana dheel dheelyaanu noqon
·  Beenna ha uqaadan beerkuu ka soo go,ay ee
·  Ceebta waa laga fogaadaayee feejignow.
J= Waxaa tirisay ciwaado maxamed caduur.
S.2= yaatiriyay heestaan soo socoto?
·  Gumeestaha hadii aan gurudyadu arkeenoo
·  Gacantuna larideen
·  Marna garan maayee ogow
·  Gaajada hadii aan leesku geeynin xoogaa
J=Waxaa tiriyay abwaan xasan cabdi nuur
6) Chemistry
S.1= Waa maxay boolin boontiga curiyaha merkori?
J=waa 357 digrii sentigareed
S.2= sheeg meltin boontiga curiyaha merkori ?
J=waa meenis 30 digrii sentigareed
7) Xisaab
 S.1= sheeg 100 kuraas  oo 47 kamid ah midibkooda uu yahay cadaan, 23 kamid ahna mididkooda uu yahay buluug, iyo 30ka kalena ay leeyihiin midib gaduud ah hadaba sheeg boqolleeyda midkasta oo kamid ah?
J= 47% waa cadaan, 23% waa buluug, 30% waa gaduud
S.2=waxaad sheeg taa miisas kakooban 30  oo 20% midabkooda uu yahay madow, 10% ay yihiin cagaar, iyo 70%  midabkooda uu yahay cadaan, hadaba raadi miisaska midabkoodu uu yahay madow,cagaar, iyo cadaan?

J=madowga waa 6, cagaar waa 3, cadaan waa 21
KOBCIYAHA IYO KAABAHA GARAADKA ARDAYDA SOOMAALIYEED

No comments:

Post a Comment