Monday, July 4, 2016

Tartanka ka socda Radio Maanta oo geboegbo ku dhow & Al-Afraaj School oo soo gebagebeeyay diyaarinta suaalaha atartanka

waxaa maanta oo isniin soo gebogebooyay dejinta suaalaha iyo jawaabaha loogu talo galay in ay ku tartamaan school-da ka hawl gala M.Muqdisho, diyaarinta suaalaha iyo jawaabaha waxaa isku xilsaaray Dugsiga hoose dhexe & sare ee Al-Afraaj.
Dugsiga Al-Afraaj ayaa ah iskuul ka hawl gala magaalada Muqdisho oo looga bartay soo saarista arday leh Akhlaaq suuban & Aqoon heerkeeda sareeyo.

No comments:

Post a Comment